Xukuumada Somalia oo hawada ka celisay Diyaarad ka soo kacday Kenya kuna socotay Hargeysa

Hargeysa. Xukuumada Federalka Soomaaliya ayaa maanta Hawada ka celisay Diyaarad Qaad siday oo una socotay magaalada Hargeysa, Diyaaradan ayaa waxa la sheegay inay ku noqotay magaalada Wajeer.

Arrintan ayaa waxay ku soo beegmaysaa kadib markii uu yaraaday Qaadkii laga keeni jiray Itoobiya sababo la xidhiidha rabshado ka socda weli dalka Itoobiya.

Info.samawadenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *