Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay sababta loo xidhay Xafiiska Universal TV.

Hargeysa. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Koore oo sheegay sababta loo xidhay Xafiiska Universal TV oo ah inay si cad u diideen inay baahiyaan Khudbada Madaxaweynaha S.land ee xuska 26ka Juun, kadibna rukhsadii lagala noqday ay ku shaqaysanayeen. Waxa kale oo dhowaan iyagana albaabada loo laabay Star TV.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *