Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo war saxaafadeed ka soo saaray Diyaarada Bardaale ku dhacday shalay.

Muqdisho: Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa waxay sheegtay inay la socoto Diyaaradda Bardaale ku soo dhacday ee ay lahayd Shirkadda African Airways Express waxayna tacsi u diraysaa dadkii ku geeriyooday shilkan. Waxa kale oo ay sheegtay inay baadhayso sababta. Info.samawadenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *