Trump oo Booqasho kedis ah ku tagay Afqaanistaan

Bagram Airfield, Afganistan. Trump ayaa booqasho aan filayn ku tegey afqaanistaan, isagoo booqanaya Militeriga maraykanka ee halkaa ku sugan.

Waa markii ugu horeysay ee uu booqdo dalkan, tani waxay imanaysaa kadib markii uu booqasho tan la mid ah uu ku tagay Ciraaq muddo sanad laga joogo.

Trump ayaa yidhi “waan arakaynaa in Taliban ay doonayso heshiis, hadday sameeyaan way sameeyeen, haddanay samayna,ma aanay samayn, waan u dhawnahay isagoo u jeeda in heshiis ay kala saxeexdaan, isagoo la hadlayey ciidan gaarayey ilaa 500 qof.

Sagaal mar ayay isarkeen labada dhinac, balse Trump ayaa joojiyey September kadib markii Taliban ay dileen nin Askari, kuna dhintay Bomb isqarxin ah oo ay ka fuliyeen Talibaanku Kabul.

Info.samawadenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *