Taliban iyo Maraykanka oo Heshiis ku Kala Saxeexday Magaalada Doha.

Doha. Waxa Kulankan uu ka dhacay magaalada Doha ee Dalka Qatar, heshiiskan labada dhinac ayaa wax aka mid ah: in Ciidamada Maraykanka iyo NATO uga baxaan Afqaanistaan muddo 14 Bilood ah, iyo in Taliban Xidhiidhka u jaraan Alqaacida, inay Xukunka afqanistan la wadaagaan Xukuumada hadda joogta.

info.samawadenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *