Sucuudiga oo Ka Cafiyey 5 Dal Lacagta Fiisaha Dal Ku Jooga oo ay Bixin kari Waayeen.

Muqdisho. Jaaliyadaha shan waddan oo ku nool Sucuudiga, ayaa laga cafiyay lacagta Fiisaha Dal Ku Jooga Sucuudiga, iyagoo awoodi waayey inay iska bixiyaan. Shantan Waddan ee jaaliyadahooda laga cafiyay daynta ayaa waxay kala yihiin: Somalia, Nigeria, Ethiopia, Eritrea iyo Jaad. Jaaliyadahan ayaa markaasi loo ogolyahay inay ka baxaan Dalka Sucuudiga iyagoon bixinayn lacagihii lagu lahaa, loona fududeyndoono ka bixitaanka Dalkan.

Info.samawadenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *