Somaliland oo Dil Toogasho ah ku Fulisay Rag Dembiyo Kala Duwan Galay.

Somaliland ayaa xukun dil toogasho ah ku fulisay 6 Nin oo horey loogu xukumay Dil. Xukunka toogashada ah ayaa waxaa uu ka dhacay jeelka Mandheera ee Gobolka Saaxil, magacyadooduna waxay kala yihiin:

1. Farxaam Maxamed Xasan        – Buuhoodle

2- Cabdillaahi Ismaaciil Xayd        – Burco

3- Axmed-Guray Ibraahin Faarax  – Burco

4-Khadar Aleel Xirsi    – Gabiley

5- Xasan Muxumed Cismaan    –  Hargeysa

6- Caydaruus Khadar Haybe     –  Hargeysa

Info.samawadenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *