Shirkii Berlin ee Nabadda Liibiya iyo wixii lagu heshiiyey.

Berlin. Shirkii Berlin ee shalay lagu soo gebagabeeyey oo looga hadlayey sidii Nabad loogu soo dabaali lahaa Libya, ayaa Qodobadan hoos ku qoran lagu heshiiyey:

  1. In La joojiyo Farogelinta Dibadda kaga aimanaysa.
  2. Xoojinta Cunaqabataynta Hubka.
  3. Xabad joojin in la sameeyo joogto ah.
  4. In la kala diro warlordska Hubaysan.
  5. In Xal Siyaasadeed lagu dhameeyo Arrimaha Liibiya.
  6. In dhinacyada isku haya Liibiyaa ay dhamaan dhowraan shuruuucda xuquuqda bani’aadamka iyo xuquuqda Aadamaha.
  7. In laga shaqeeyo dhaqaalaha iyo Betroolka dalka, Gaar ahaan Baanka dhexe iyo  Shirkaddii Batroolka Qaranka la soo celiyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *