Safiirada Turkiga iyo Qatar oo gaadhay Beledweyn.

Beledweyn. waxaa maanta gaadhay Wafdi ka socda Safiiradda dalalka Caalamka u qaabilsan Soomaaliya.

Safiirada Turkiga iyo Qatar ayaa ka mid ah Safiirada gaaray Beledweyne, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiinta maamulka Hirshabeelle.

Dowladdaha Turkiga, Jabuuti iyo Qatar ayaa ka mid ahaa dowladihii sidda weyn uga qeyb qaatay gurmadka lagu gargaarayo Shacabka Beledweyne ee dhibaatadu ka soo gaadhay Fatahaada Webiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *