Safaarada Ingiriiska ee Muqdisho oo hakisay hawlahii Qunsuliyadda.

Safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho oo hawsheedii hakisay, iyadoo loo aanaynayo Alshabaab.

Sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska arrimaha dibadda ee UK, waxaa jira macluumaad sheegaya in ay jiraan in weeraro argagixiso oo la qorsheynayo. Waxana lagu wargeliyey in dadka u baahan adeegyada Safaaradda ay la xariiraan Safaaradaha UK ee Nairobi iyo Addis Ababa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *