Ra’iisal Wasaare ku xigeenka DFS Mahdi Maxamuud Guuleed oo Deeq ka Guddoomay Safaarada Qatar ee Somalia.

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka DFS Mahdi Maxamuud Guuleed oo Deeq ka Guddoomay Safaarada Qatar ee Somalia.

Qalabkan oo uu Mudane Maxamuud Guled kaga guddoomay Safiirka Dekedda Muqdisho.

Waxana uu uga mahadceliyey Dowladda Qatar iyo sida ay marwalba uga shaqaynayso Horumarka shacabka Somaliyed, mana aha markii ugu horeysay ee Qatar ay soo gaadhsiiso mucaawino dalka.

Deeqdan oo isugu jirta Doomo, Cagafyo iyo Baabuur kale, waxay wax ka tari doonaan dhinacyada Wax soosaarka Beeraha iyo Amaanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *