Ra’iisal Wasaaraha DFS Kheyre oo Gaadhay Paris – Shirka Nabada

Mudane Xasan Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo u kicitamay dalka Faransiiska, waxa uu halkaa uga qatybgeli doonaa shirka nabadda (Paris Peace Forum) ee sanadlaha ah oo maanta ka furmi doona Paris, wuxuna socon doonaa muddo 3 casho ah.

Shirkaasi waxaa looga hadli doonaa arrimo ay ka mid yihiin: Amaanka, Degaanka, nabadda, Teknolojiyada, Horumarka, waxbarashada iyo Dhaqanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *