Muqdisho. Qarax Saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho.  Qarax  xoogan ayaa Saaka ka dhacay isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo Ciidamada Madaxtooyada Ilaaliya ay ku leeyihiin Xarun.

Weli lama oga Khasaaraha ka dhashay Qaraxan iyo cidda ka dambaysay.

Info.samawadenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *