Muqdisho. Labada Aqal ee Baarlamanka DFS oo maanta kulmay.

Guddiga Joogtada ah ee Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kulan yeeshay. Kulankan Waxa shirguddoominayey Mudane Cabdi Xaashi & Mudane Maxamed Mursal Sheekh, ayadoo looga hadlay wakhtiga la furayo Baarlamanka iyo wakhtiga loo yeedhayo guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka. Waxa laysku raacay in 6da Juun si rasmi ah loo furi doonaa kalfadhiga 7aad ee Baarlamanka, halka 27 Juun loo yeedhi doonaa guddiga Doorashooyinka Qaranka.

info.samawadenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *