Madaxweynaha DFS Maxamed Farmaajo oo Safar ku tegey Dalka Eriteria.

Muqdisho. Madaxweynaha DFS Maxamed Farmaajo ayaa Safar ku tegey Eriteria, Waxa halkaa ka dhici doona shir seddex geesood ah oo ay ku kulmi doonaan Madax-weyneyaasha Eritrea, Somalia iyo Itoobiya, Afawerki, Maxamed  Farmaajo, Abiy Axmed. Shirkan weli lama oga waxa looga hadli doono ama Ajendaha Shirka.

Info.samawadenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *