Machadkii Diblomaasiyada Qaranka Somalia oo Dib loo furay.

Muqdisho. Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga ee DF Somalia Axmed Ciise Cawad ayaa maanta dib u furay Machadka Diblomaasiyadda Qaranka oo aan wax hawl ah aan qaban ilaa 1991, Machadkan waxa la asaasay 1986, balse dagaaladdii sokeeye ay u joogsatay hawshii ay qabanayeen.

Wasiirka ayaa u mahadceliyey Dowladda Qatar iyo Sanduuqa Horumarinta Qatar oo dib u dhisay Machadkan, iyo sida ay marwalba u garab taagan yihiin shacabka Somaliyed iyo Xukuumadaba.

Info.samawadenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *