Kiisaska Cudurka Cornaviruska Puntland oo korodhay.

Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa xaqiijiyey in 13 qof laga helay xanuunka Covid-19, kadib markii baaritaan lagu sameeyey 23 qof shalay, dadka laga helay ayaa inta badan ay ku nool yihiin magaalada Garoowe.

info.samawdenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *