Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somalia James Swan oo la kulmay Mudana Axmed Cawad, Wasiirka Khaarajiga ee DFS.

Wakiilka Qarama Midoobay u fadhiya Soomaaliya Mr. James Swan, ahna madaxa hawlgalka Qaramada Midoobey ee AMISOM oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somalia Mudane Axmed Cawad, kulankaas oo ka dhacay xafiiska wasaarada arrimaha dibedda ee DFS muqdisho.

Mudane Cawad waxa uu soo dhaweeyey mowqifka Qarama Midoobay ka taagan tahay midnimada Soomaalida, waxayna ka wada hadleen sidii loo horumarin lahaa Xidhiidhka labada dhinac.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *