Inaa Lilah Waa naa Ilayhi Raajicuun, Allaha u naxariistee, waxa magaalada Jabuuti ku Geeriyoodey maanta Suldaan C/raxman Axmed Muxumed Caynaan.

Ilaahay waxan uga Baryaynaa inuu Janatul Fardowsa ka waraabiyo, Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka tegeyna Samir & Iimaan ka Siiyo. Aamiin.

Waxa halkan tacsi uga diraynaa Reer Axmed Muxumed Caynaan iyo ehelada oo dhan, anagoo kala ah:

  1. Haji Yusuf Cismaan Xasan
  2. Mukhtaar Maxamed Maxamuud
  3. Fadumo Awale Dudub
  4. Faiza Hassan Haji
  5. Eng. Abdurahman Hassan Haji
  6. Eng. Cismaan Cumar
  7. Guddoomiye Axmed Cismaan Xasan
  8. Maxamed Cismaan Riiraash
  9. Eng. Mowlid Hassan Haji
  10. Eng. Guled Hassan Haji
  11. Dr. Jimcaale Jigre Nuur
  12. Hassan Habane
  13. Xasan Cumar
  14. Xaaji Khadar Abiib
  15. Sheekh Axmed Adan
  16. Amina Awale Dudub
  17. Carab Rooble
  18. Qureesh Muxumed Cali
  19. Abdulkarim Bashir
  20. Eng. Maxamed Cabsiiye
  21. Cadde Muuse
  22. Maxamed Ducaale
  23. Axmed Harawa
  24. Mustafe Maxamed
  25. Sh. Nimcaan Aw Cali
  26. Xuseen Aw Cali
  27. Cismaan Guddi
  28. Axmed Guddi
  29. Maxamed Hassan Haji
  30. Qamar Hassan Haji
  31. Deeqa Hassan Haji
  32. Darwiish Awale Dudub
  33. Zaynab Haji Yuusuf
  34. Cumar Aw Xuseen Good
  35. Axmed Cabdi Cismaan
  36. Faysal Adan
  37. Mowlid Cabdi
  38. Maxamed Aleel Hayir
  39. Sacaada Cumar Xaaji
  40. Aw Yoonis Daahir
  41. Shucayb Macallin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *