Imaamka Masjidka Regent Street ee ku yaal magaalada London oo Maanta Tooray uu ku weeraray Nin Xag jir ah.

London. Ninkan ayaa waxaa la sheegay in imaamka markii uu Salaada galay uu istaagay mindida qoorta kaga dhuftay, nasiib wanaag waxaa soo gaadhay dhaawac fudud, Booliska ayaana meesha yimid oo qabtay qofkii dhibkan gaystay.

Info.samawadenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *