Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Mursal oo Gaadhay Dalka Jordan.

Jordan. Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacabka ee DFS Mudane Maxamed Mursal  ayaa gaaray Magaaladda Amman (Jordan). Guddoomiye ku xigaha Koowaad ee Baarlamaanka Jordan Ibraahim Alqur’aan ayaa halkaa ku soo dhaweeyey.

Wafdiga Somalia waxa ay halkaa uga qeyb geli doonaan shirka Soddonaad ee deg dega ah ee Midowga Baarlamaanadda Aduunka, qeybta Waddamada Carabta, laguna wado in looga hadli doono heshiiskii qarniga ee Madaxeyne Donald Trump.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *