Farmaajo oo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee DFS,

Muqdisho. Madaxweynaha DFS Maxamed Farmaajo ayaa u magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud, wuxuuna xil ka qaaday Xeer Ilaaliyihii Guud ee hore Mudane Axmed Daahir.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku adkeeyey Xukuumadda iyo Hay’adaha Sharci Dejinta in ay dedejiyaan dhamasytirka Golaha Adeegga Garsoorka, lana waafajiyo Dastuurka Kumeel Gaarka ah, lana dhamaystiro dib u habeynta Garsoorka iyo Cadaaladda Dalka.

Info.samawadenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *