Dowladda Imaaraadka Carabta oo Deeq Caafimaad soo Gaadhsiiyey Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya, Dr. Fawziya, ayaa maanta kula wareegtay Qalab Caafimaad Madaarka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cadde-Muqdisho oo ay Dowladda Imaaraadka Carabtu ugu Deeqeen Somalia.

Deeqdan oo ay ka mid ahaayeen; waxyaabaha gacmaha lagu Nadiifiyo, Maaskarooyin iyo kuwo kale si wax looga qabto faafidda Xanuunka Covid-19. Dowladda Soomaaliya ayaa uga mahadcelisay Dowladda Imaaraadka Deeqdan.

Info.samawadenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *