Dowladda Federalka Somalia oo Baaq Nabadeed ka soo saartay Colaada ka soo cusboonaatay Qaybo ka mid ah Gobolka Mudug.

Muqdisho. DFS ayaa Baaq nabadeed ka soo saartay aadna uga walaacsan Colaadaha ka soo cusboonaaday Qaybo ka mid ah Gobolka Mudug, dagaaladaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo Barakac. Hoos ka akhriso; Info.samawadenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *