Dowlad Goboleedka Jubbaland oo dacwad ka dhan ah Itoobiya u Gudbisay wakiilka QM ee Soomaaliya James Swan.

Kismaayo. Dowladd Goboleedka Jubbaland ayaa ka cabanaysa Dowladda Itoobiya oo faragelin ku haysa Gobolada Gedo, oo ay doonayso inay ku wareejiso Dowladda Federalka ee Soomaaliya.

Jubbaland waxay dacwad qoraal ah u gudbisay James swan oo ah ergayga QM ee Soomaaliya.

info.samawadenews@gmail.com

London

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *