“Bulsho fiican haddaynu doonayno, waa inaynu ilaalino dhaqanka Islaamka” Sheekh Saaweer.

Boorama. Qudbaddii Jimcaha ayaa Sheekh Saaweer waxa uu u sheegay dadweynaha in la ilaaliyo Amaanka, nimcadda la haysto iyo dhaqanka Islaamka.

Dhinaca kalena, waxaa jira warar sheegaya in Ciidmada Somaliland iyo ciidanka Jabhadda Suldaan Wabar in Dagaal ku dhexmaray xadka Itoobiya iyo Magaalda Boorama.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *