Abdulrashiid Jibriil oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamanka Punland.

Abdulrashiid Yuusuf Jibriil oo la sheegay inay aad isugu dhaweeyeen Cabdiweli Gaas, noqdayna Agaasimihii warfaafinta ee madaxtooyada Puntland xilligii Gaas.

47 Cod ayuu kaga guulaystay Xildhibaan Cabdi jamaal Cusmaan, waa qurbojoog degan London, kana soo jeeda Gobolka Sanaag.

info.samawadenews@gmail.com

London

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *